Waxaan is waydiinayaa waxaan ugu abaalcelin laheeyn telefeshinka sports-ka


 Waxaan is waydiinayaa waxaan ugu abaalcelin laheeyn telefeshinka sports-ka dalkeenna ugu weeyn uguna casrisan ee ASTAAN SPORTS.


Marka laga soo tago cadiifadda dadka aan fahamka buuxa ka heeysan macnaha dhabta ah ee Sports-ka, iskululeeysigiisa iyo xifaaltankiisa garoonka ku eg, ee cuqdada, qabyaaladda gocoshada ka reeban, inteenna kale dhammaanteen waxaan leenahay bahda astaan waa mahadsanyihiin walaalayaal.


Waan ku qanacsannahay shaqada aad noo heysaan. Horay xilli adag ayaad nasoo mootisiin, hadana idinka unbaan idinku tixannahay, waana sababta ay shalay dad 150k kudhow ay  Live-ka astaan uga daawanayeen ciyaarta.


Gocosho dhaqan Galmudug maahan.


Astaan, markale iyo markale MAHADSANIDIIN.

Comments